Skip to main content

Posts

Showing posts from June, 2022

Barashada Computerka Cashirkii #01 Waa maxay Computer?

Waa maxay computer? Computer-ku waa aalad ku shaqeeysa koronto wax la galin karo waxna lagala soo baxi karo. Computer-ku waa aalad ka dhigtay dunida maanta jirta midka loogu isticmaalka badan yahay taasoo sabab u ah in uu awood u leeayahay :- 1- In aad wax ku kayd-san kartid 2- In wax lagala soo bixi karo 3- In wax la galin karo   4- In xog uu process-ku sameen karo   Computerka waa qalab la isku rakibo oo ka kooban: 1- RAM (Random Access Memory): waa memory loogu talagay inuu xogtahayo inta uu daaran yahay Computerka waana ku meel gaar. 2- ROM (Read Only Memory): waa meesha haysa xogta ku saabsan shirkada sameesay Computerka iyo macluumaad kale waana Joogto Kaydkeeda. 3- CPU (Central Processing Unit): waa qalab process gareeya dhaqdhaqaaqa ka socda Computerka. 4- CMOS (semi-conducting Metal Oxide): waa meesha haysaa saacada iyo taariikhda Computer-ka inayahaato mid aan is khaldin marka la damiyo Computerka.  5- MotherBoard: waa meesha ay ku wada rakib...